Ka dooro ku saabsan taariikhda umadda soomaaliyeed laga soo bilabo qarnigii 15aad illaa 20aad
Soomaaliga
Orta Düzey
Daa su'aalo ku saabsan taariikhda iyo sooyaalka umadda soomaaliyeed 5tii qarni ee u danbaysay, ka dooradan waxaa soo diyaariyay maxamed hubaydi waxaan rajaynayaa inaad ka faaidaysan doontaan, cilmina ka kororsan doontaan. Lasii wadaag dhamaan asxaabtaaďa si ay uga faaidaystaan.
Açıklama
32
Soru
1 dak
Soru başı
10:52
Ortalama süre
Diskalifiye
Yarışma Puanı
4,9
Topluluk Derecelendirmesi
313
Katılımcı
26 yorum
Fierce Beetle jüri
Thank you for taking the effort to submit your test for the contest.
Unfortunately, this test will not be able to receive a prize:

Too many irrelevant and missing explanations. 10 or more explanations add no further information about the topic or simply repeat the correct answer. E.g. #q2, #q3, #q4, #q6, #q7, #q9, #q13, #q14, #q17 etc.
maxamuud maxamed
Wuu ficanyahay
Smart Shrimp oluşturucu
Mahadsanid masuul
Abdirazak Ali (Elman)
Guul wacan asxapta
Smart Shrimp oluşturucu
Dhamaanteen sxb
Suxufi Qaran
Waa dhamaystay Madaxa I kiciyey
Smart Shrimp oluşturucu
Hhhh gudoomiye farxad bay ii tahay inaad ka mid tahay asxaabta quiz ka tijaabiyay
Ahmed Hassan
runtii waa tariikh fcn
Smart Shrimp oluşturucu
Mahadsanid
AXMAD
mahadsanid
Smart Shrimp oluşturucu
Adaa mudan wll
shaafici hussein
waa sax
Smart Shrimp oluşturucu
Thanks
Nimcaan Abdirizak
Mahadsanidiin
Smart Shrimp oluşturucu
Adaa mudan masuul
Amuzane
waan baaasay lkn wan ku raftay
Smart Shrimp oluşturucu
Hhhh Dadaalaa wuu gaaraa guul wacan wll
Abdulkadir Uukow
Waan dhameystay madaxa i xanuunay hhhhh
Smart Shrimp oluşturucu
Hhhh Abdulkadir masuul sare waan hubaa inaad 80% ka sarayso Guul wacan.
Sadam Abdirahman
Masha Allah aadbaad umahadsantihiin
Dhamaan dadka ka qayb qaatay barnaamijkaan qaasatan dadka soo diyaariyay.
Smart Shrimp oluşturucu
Mahadsanid wll sadaam aad baan ugu faraxsanahay comment-gaaga iyo Dhiirigalintaada.
Captain Ugaas Jubbo
Maasha allah aad baan uga helay
Captain Ugaas Jubbo
Mhdsdn
Abdirizak Hassan
M.sh waa wax aad logu farxo dhaman inta kaso qeybqadatay diyaarintisa wana mhdsntihin waxana bogaadinaa inaad si wadi doontin sina hormarin doontiin waxa haysin waa waxa ay dowladi logu talagalay wana waxa umad ama dalka ku faano taarikhdu waa muhiim
Ugu danbeyn waku mhdsntihin mar labaad horay usii wada guul wnc aan idin rajaynaa
Smart Shrimp oluşturucu
Mahadsanid mudane
Yorum bırakmak için teste girin